Prof Axmed Samatar ayay ku hadhay in uu ka hadlo sida loo aqoonsan lahaa maamulkaSiilaanyo ee Hargeysa,,qudbad dheer oo ku saabsan arintaanaayuu ka jeediyay goob xaflad ah. Axmed Samatar ayaa leh maamulka Hargeysa ma hayaan wadadii ictiraafka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM