X

Prof Axmed Samatar oo ka tumey jaamacada Eele ee Boorama heeso qaaci ah oo asala+MUUQAAL

Boorama 05 Jan 2015–Prof Axmed Samatar oo ku sugan Boorama sugayana inuu ka qaybgalo shirka Samaroon ee hadda la xaadhxaadhayo goobtii lagu qaban lahaa ayaa si fiican uga tumay ardayda Jaamaca Eele ee Boorama.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.