X

Prof Axmed Samatar oo ka xanaaqay gudi ictiraaf raadin oo lagu daray isagoon loo sheegin

Prof Axmed Samatar ayaa ka xanaaqay guddi ictiraaf raadina oo layskaga darsaday oo aan lagala tashan isagoo sheegay in aan isaga laga dhadhicin Karin waxa ay raadinayaan wuxuu yahay. Prof Axmed Samatar ayaa cirka u laalay sadexda xisbi ee ku kula dhisan beelaha Isaaq kuna sheegay kuwo aan meelna gaarsiinayn Isaaqa leh.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

 

admin:

This website uses cookies.