X

Prof Axmed Samatar oo qirtey in uu lumiyay taageerayaal badan iyo suaalo uu dhexfadhiistey: waraysi hordhaca

Prof Axmed Samatar oo hadda ku hadla afka gooni goosadka Somaliland ayaa qirtey in aanu wax sumcada ku nlahayn ummada balaadhan ee Somaliyeed iskuna koobey fikrada dad yar oo xataa aan laga aqoonsanayn Hargeysa iyo Burco. Waraysi aad u hufan ayuu dhex fadhiistey suaalo badan oo laga taariikhda Somaliya una baahdey khuburo dhinaca taariikhda.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.