Prof Axmed Samatar ayaa qirtey in uu qaladka lahaa oo waqtiga isagu iska cunay doodii fagaaraha ee uu ku fashilmey sida foosha xuna uga baxay. Prof Samatar ayaa sheegay in ay ka wada hadleen Saadiq Warfaa oo daadihinayay dooda isaguna hore u ogolaatay in uu dooda wado. Prof Samatar ayaa hadda leh waxaan qaban doonaa dood kale oo aan la garanayn cida uu la doodayo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM