X

Prof Axmed Samatar oo lagu yiri ”reer abtigaa ayaa xoog u amaantaa kuwaad ka dhalatay aaway” jawaabta

Prof Axmed Samatar oo ka dhacay saaxada siyaasada Somaliya guud ahaan ayaa waraysi laga qaaday lagu waydiiyay in uu reer abtigii (ISAAQ) uu xoog u amaano halka kuwii uu ka dhashay aanu so qaadin oo uu liido muxuuse ku jawaabay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.