Hargeysa 14 Jan 2015–Prof Axmed Samatar ayaa waraysi siiyay telefishanka Siilaanyo ee magaalada Hargeysa wuxuuna ka yaq yqasooday kubada wareegaysa ee kolba lagu magacaabo raiisal wasaaraha Somaliya iyo wasiirada soo noqnoqdey iyo dhinacii fanka oo aan ka maqnayn.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS