X

Prof Axmed Samatar oo wax laga waydiiyay arinta Saylici iyo Muuse Biixi iyo arimaha Somaliya guud ahaan

Prof Axmed Samatar ayaa beeniyay in uu ku biiriyo xisbiga Kulmiye waxana wax laga waydiiyay sida ay u dhacday doorashada Saylici iyo Muuse Biixi. Dhinaca kale ayuu sheegay in loo duceeyo Somali. Waxba lagama waydiin arinta Kiiniya iyo xadka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.