X

Prof Cali Khaliif oo ka waramay sababta uu u tagayo Muqdisho iyo Nayroobi iyo barnaamijka uu wato Xasan Sheekh

Madaxweynaha Khaatumo State ayaa ka dhoofay Buuhoodle kana hadlay shirarka lagu koobey Koofurta Somaliya ee Xasan Shekh shaaciyay..wuxuu kaloo sheegay in uu jiro shir u dhexeeya reer Maakhir iyo Khaatumo oo Nayroobi ka dhici doona uuna deg deg u soo noqon doono.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.