Madaxweynaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa ka hadlay horgalo Khaatumo ka soo horjeeda oo aan soo dhexmari Karin dhulka Khaatumo oo Buuhoodle gadaal ka soo mara. Prof Cali Khaliif ayaa eeda dusha uga tuurey horgalo laba wajiileyaal ah oo cadowga soo raacaya.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS