Puntland iyo Jubba oo hore heshiis u ahaa oo hadda kala saxiixdey heshiis ku saabsan horumarka
Wasiir ka tirsan maamulka Jubba ayaa heshiis la galay wasiir ka tirsan Puntland iyadoo uu socdo shirka looga tashanayo doorashada dalka oo ay kali u ahaatey maamul jufeedyo halka kuwo kalana maqan yihiin.