X

Puntland oo dabaalka ka qaaday ciyaaro hiddo iyo dhaqana oo aad la dhacayso

Puntland ayaa dabaalka ka qaaday ciyaaro hiddo iyo dhaqana oo si cajiiba loo ciyaaray iyo waliba agabyo ay soo bandhigeen oo dhaxal u ahaa dadka Somalida. Usbuuca hidaha iyo dhaqanka Puntland ayaa soo jiitay dhalinyar badan iyo is dhexgal wanaagsan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.