Afhayeen u hadlay maamulka Puntland ayaa ka digey arrimaha ka socda magaalada Muqdisho ee looga hadlayo arrimaha Dastuurka dawladda Soomaaliya, maadaama horay loogu heshiiyey in dibu eegista dastuurkan ay ka dhacdo magaalada Garoowe. Afhayeenka ayaa dareensan in looga baxay balankaa.
Inkastoo ayna jirin war rasmi oo ka soo baxay dawlada Somaliya hadana Puntland ayaa ka digeysa in dastuurka laga saaray qodobo iyagu raali ka yihiin laguna darayo kuwo iyagu diidan yihiin.
C/llaahi WArmooge
ARAABINEWS