X

Puntland oo diidey in la taabto xeer hoosaadka barlamaanka ee dastuurka: MAQAL

Puntland ayaa si weyn uga hortimid in wax ka bedel lagu sameeyo xeer hoosaadyada dastuurka qabyo qoraalka ah ee Soomaaliya, kaas oo dhawaan la sheegay in qodobo tiro badan oo muran ka taagnaa wax ka bedel lagu samaynayo Dastuurka Soomaaliya.


Iyadoo wax ka bedelkaasna uu ku eg yahay dowladda federaalka ah oo aan iyadoona laga talo galiyay maamul goboleedyada sharciga ah ee dastuurka waafaqsan.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Dastuurka iyo arrimaha federaalka Puntland Cabdiraxmaan Cabdi Ismaaciil ayaa sheegay waxa Puntland ay ka qabto wax bedelka dastuurka ee Muqdisho ka socota, isagoo sheegay in Puntland ay arrintaas si weyn uga soo jeeddo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.