Puntland ayaa gacanta ku dhigtey argagixiso ajaaniba. War ay soo saareen ciidanka amniga ee maamulkaasi ayaa lagu sheegay in nsadex nin oo argagixiso ajaaniba gacanta lagu dhigey.
Ajaanibtaan ayaa loo sheegay in uu Somaliya jihaad ka jiro ama diin lagu soo rogayo dad qarniyo Muslimiin ahaa. Argagixisadan ayaa lagu qabtey deegaanka Garacad ayagoo wata doon.
Sarkaal u hadley ciidanka amniga ayaa sheegay in argagixisadan ay ka soo jeedaan dalkaasi Yaman. Wuxuu sarkaalku kala xaqiijinayaa in dadkaan u shaqeeyaan argagixisada iyo in kale.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS