Madaxweynaha Puntland ayaa daaha ka rogey sanduuq dhaqaale oo loogu ururinayo deegaanada Puntland qaar sida Mudug. Cabdiwelli Gaas ayaa ka hadlay faaiidada sanduuqan isahgoo sheegay in ay dalka oo dhan faaiido u tahay. Waxa goobta laga akhriyay qodobada loogu talogalay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM