X

Puntland oo qabatay gaari siday lacag been abuur ah: SAWIRO

Puntland ayaa qabatay gaari siday lacag been abuur ah. Puntland ayaa ka mida goobaha lagu dhaqo lacagtii hore ee dawladii dhexe ee burburtey kadibna ku bedesha doolar xalaala.

Ciidamada Booliska ayaa ku guuleystay in ay qabtaan Gaarigaasi iyo sidoo kale dadkii saarnaa.

Taliyaha Ciidamada Booliska Boosaaso ayaa sheegay in gacanta ay ku dhigeen Gaadiid waday fuustooyinka Afka laga alxamay oo ay ku jirto Lacagta been abuur ah ee ku socotay suuqyada Boosaaso.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.