X

Puntland oo Somaliland ku eedaysay inay argagixisada gacan siinayso

Puntland ayaa Somaliland ku eedaysay inay argagixisada gacan siinayso kadib markii saakadii hore weerar gaadmo ku qabsadeen tuulada Tukaraq oo ku taala laamiga dheer ee u dhexeeya Laascaanood iyo Garoowe.



Puntland oo jawaab ka bixisay dagaalkii gaadmada ahaa ayaa dagaal kula jirta argagixisada magacyada badanleh ee ku jira buuraha Galgala halkaas oo ciidan badan ka joogo.



Wasiirka gudaha Puntland ayaa saxaafada la Hadley.

Dagaalka Somaliland ayaa qaaday ayaa imaanaya ayadoo wasiirka qorsheynta booqasho ku tagey degmooyinka Badhan iyo Dhahar ee ka tirsan Sanaag.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.