X

Puntland oo soo bandhigtey doon lagu sheegay in si qaldan ku joogtey badda

Maamulka Puntland ayaa soo bandhigey doon lagu sheegay in ay si sharci daro ah uga kaluumaysanaysay badda Somaliyeed inkastoo doonyaha qaar la siiyay sharci ay ku gurtaan kaluunka ay ka qatan yihiin dadka deegaanka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.