Garoowe–Puntland ayaa u dirty wafdi geerida gudoomiyihii barlamaanka Jabuuti ee xalay si lama filaana u geeriyooday. Madaxweynaha Puntland oo manta ka soo laabtey Itoobiya oo uu dhowr jeer ku noqnoqdey sheegay in ay ka wada hadleen dhinaca argagixisada shabaab.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS