Maamulka Puntland ayaa war ka soo saaray shirkii wadatashiga doorashada ee ka socday Muqdisho halkaas oo Puntland rabtey in deegaan wax lagu qaybsado iyadoo filaysa in ay kuraas badan helayaan. Afhayeen u hadlay maamulka Puntland ayaa la hadlay saxaafada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS