Sii daynta qaAdleyda ayaa timi xilli ay Boorama boqasho ku timi wasiirka maaliyada Somaliland wasiir Samsam oo qaadleydu qabaan in ay iyadu ka dambeyso cashuurta la dulsaarey masaakiinta. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS