X

Qaar ka mida beelaha Jibriil Yoonis (Samaroon) oo heshiis la galay odayada Muuse biixi

Qaar ka mida beelaha Jibriil Yoonis (Samaroon) ayaa heshiis la galay odayada Muuse biixi oo maalmahan ku sugan Boorama taageerana u raadinaya Muuse Biixi xilli fadeexad ka soo baxay heshiiskii Burco ee ay u takooreen beelaha kale ee Isaaq.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.