Qaar ka mida jaaliyada Kanada oo gargaar soo gaarsiiyay isbitaalka qaaxada ee Boorama
Qaar ka mida jaaliyada Kanada ayaa gargaar raashina soo gaarsiiyay isbitaalka qaaxada ee magasalada Boorama oo ay ku jiraan dad aad u farabadan oo gaaraya ilaa boqol qof oo ka kala yimi deegaano ku xeeran Awdal.