X

Qaar ka mida maamul goboleedyada oo gaaray Kismaayo: ARAG ujeedada

Qaar ka mida maamul goboleedyada dalka ayaa tagey Kismaayo halkaas oo beri la filayo in uu ka furmo shir hore u fashilmey hadana aan la filayn in uu ka soo baxo wax laysku wada raaci karo ama si wanaagsan u qabsoomi.

Hoos ka daawo sida Puntland loo soo dhaweeyay

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.