X

Qaar ka mida madaxda qaranka oo ducada u soo akhriyay sheekh caana oo ka mida culimada waaweyn ee dalka

Raiisal wasaaraha Somaliya iyo madaxda kale ayaa ka qayb galay siyaarada Sheekh C/raxmaan Suufi oo ka mid ahaa culimada waaweyn ee Somalida ahaana dadkii diinteena Islaamka sida weyn u gaarsiiyay Somalida. Sheekha ayaa muddo badan ku aasan magaalada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.