Quljeed–Qaar ka tirsan odayada beesha reer Dudub (Samaroon) oo shir jaraaid ku qabtey Quljeed ayaa sheegay in ay kalsoonidii kala noqdeen suldaan Wabar oo hogaamiye ka tiran kacdoonka reer Adal. Dadka badankiisa ayaa qaba in shilimaadkii Siilaanyo si fiican u shaqaynayo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS