Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen qaar ka mida Qurbajoogta Somaliyeed ee ku nool Holland ayaa si xooga loogu cambaareeyay xasuuqii ciidanka ka gaysteen garoonka Boorama halkaas oo ay ku dileen dhalinyar kadib markay rasaasta hoosta ugu dhigeen. Ilaa hadda ma jirto cid loo qabtey.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM