X

Qaar ka mida salaadiinta gobolada Awdal oo tacsi u direy qoyska suldaan Cilmi Kabaal+MUUQAAL

Boorama–Qaar ka tirsan salaadiinta gobolada Awdal ayaa tacsi u direy qoyska Allaha u naxariistee suldaan Cilmi Rooble Fure (Cilmi Kabaal) oo ku geeriyooday dalkaasi Talyaaniga. Salaadiinta ayaa u rajeeyay qoyskii uu ka baxay in uu Samir iyo iimaan ka siiyo marxuumkana janadii fardowsa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.