Qaar ka mida salaadiinta gobolka Awdal oo shalay diidanaa in doorasho ka dhacdo Awdal ilaa la saxo tirada ay helayaan kuraasta ayaa hadda ku qanacsan in sidii hore lagu galo dadkana ugu baaqay in ay kaadhadhka qaataan.
Hoos ka fiirso afhayeenkii hore ee ugaaska oo diidanaa doorasho hadana raacsan muxuu ku qancey hadda
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM