Qaar ka mida salaadiinta gobolka Awdal oo shir jaraaid qabtey kana hadlay salaadiinta Makaahiil
Qaar ka mida Salaadiinta gobolka Awdal oo shir jaraaid qabtey kana hadlay salaadiinta Makaahiil ee ka maqan. Salaadiintan ayaa sheegay in ay kala direen salaadiinta Makaahiil kuwa saxda ahna hadda keensadeen.