X

Qaar ka mida salaadiinta gobolka Awdal oo Siilaanyo biilo oo taageeray mudada loo kordhiyay+MUUQAAL

Boorama–Qaar ka mida salaadiinta gobolka Awdal oo uu biilo Siilaanyo ayaa taageeray mudo kordhinta ka qaylisiisay qofkaste oo wax fahmi kara maadaama Siilaanyo hawlgab yahay isla markaana ay jufadiisu rabto mudo kordhin. Salaadiintan ayaa sheegay in ay raacsan yihiin iyagoo aan la iman wax qancin kara dadka ay sheegtaan in ay matalaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.