Qaar ka mida salaadiinta gobolka Awdal ayaa tacsi u diray ummada Somaliyeed geerida shahiid Xuseen Ceelaabe Faahiye oo argagixisada Wahaabiyada shabaab ku dileen is-qarxin. Shahiid Xuseen Ceelaabe Faahiye ayaa ahaa ruug cadaa siyaasada ku soo jirey muddo aad u dheer laguna yaqaanay karti.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS