Qaar ka mida waxgaradka beesha Makaahiil (Samaroon) oo taageeray guusha Ambassador Maxamed Cali
Qaar ka mida waxgaradka iyo cuqaasha beesha Makaahiil (Samaroon) ayaa taageeray guusha Ambassador Maxamed Cali dhinaca kalena u hambalyeeyay C/raxmaan Ciro iyo ku xigeenkiisii hore Axmed Muumin Seed.