Qaar ka tirsan beesha Samaroon ee Gabiley oo sheegay in ay iyagu aasaaseen xisbiga Kulmiye taageerayna Suldaan Samatar
Qaar ka tirsan beesha Samaroon ee Gabiley ayaa sheegay in ay iyagu aasaaseen xisbiga Kulmiye taageerana u muujiyay hadalkii Suldaan Ibrahim Samatar. Waxay sheegeen in ay ku jirayaan xisbiga Muuse Biixi ee xaqirey.