Qaar ka tirsan dadweynaha Boorama ayaa dibeda loo soo saaray si ay taageeraan shirkada DP World oo aan ogeynba. Dadka magaalada Boorama ayaan habayaratee waxba ka faaiideyn heshiiska u dhexeeya shirkada hadda la madnuucay iyo maamulka Muuse Biixi.
Waxa dadkan dibeda u soo saaray siyaasiyiinta Kulmiye. Waxa cajiiba in xitaa magaalada Berbera uuna ka jirin taageero sidan loo soo ababulo iyo Hargeysaba.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Jmu3wVm-hrs[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS