Qaar ka tirsan dadweynaha Hargeysa ayaa wax la waydiiyay iscasilaada C/raxmaan Ciro oo kursiga ku fadhiyay muddo dheer ayadoo Siilaanyana loo kordhiyay laba sano aanu u baahneyn laakiin waxtar u leh qoyskiisa iyo xerta ku xeeran.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS