Boorama-Araabinews–Qaar ka tirsan dadweynaha reer Boorama ayaa fikirkooda ka dhiibtey badhasaabkii Siilaanyo u fadhiyay Awdal ee la bedelay iyo kan cusub oo ay u muuqdaan in ayna waxba ka ogeyn. Siilanyo ayaa basaas cusub u magacaabay Borama iyadoo ay jiraan boqolaal reer Awdala oo bilaa camala.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS