X

Qaar ka tirsan dadweynaha reer Gabiley oo ka yaabay maayer mishaharkii shaqaalaha bixin waayay oo wasiir laga dhigey+MUUQAAL

Gabiley–Qaar ka tirsan dadweynaha Gabiley oo ka yaabay maayerkii ee ay doorteen ee magalaada oo Siilaanyo u magacaabay wasiir. Waxay ka naxeen in nin bixin waayay mishaharkii shaqaalaha hadana la sii dalacsiiyo oo laga dhigo wasiir.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.