Qaar ka tirsan dadweynaha Boorama oo ka qayliyay gudiga diiwaangelinta
Qaar ka tirsan dadweynaha reer Boorama ayaa ka qayliyay gudiga diiwaangelinta gobolka oo la diidey in laga kireysto baabuurtii. Waxayna ka yaabeen hawl yaraanta ka socota iyo wacyigelin la’aanta.