Boorama–Qaar ka tirsan dadweynaha Boorama ayaa fikirkooda ka dhiibtey shirkii u dhexeeyay dawlada Somaliya iyo maamulka Hargeysa iyagoo eeda dusha u tuuray maamulka Hargeysa oo isku dayay in uu soo xusho cida la hadlaysa ee ka imanaysa dawlada Somaliya.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS