X

Qaar ka tirsan maamul goboleedyada oo hortagey aqalka sare

[wpdevart_youtube][/wpdevart_youtube]Qaar ka tirsan maamul goboleedyada ayaa hortagey aqalka sare ee aan la garanayn ujeedada loo dhisay.

Gudomiye Ku xigeenka Aqalka Sare Mudane Abshir Maxamed Axmed Bukhaari oo Kulanka shir gudoominayay ayaa Warbixin la xiriirta shaqada Golaha ujeediyay Ka qeyb galayaasha kulankaan.



Dhammaan Madaxda maamul goboleedyadda ayaa khudbad ay kaga hadlaayeen Xaaladda Soomaaliya waxa ay u jeediyeen Xildhibaanada Aqalka Sare.

Hoos ka daawo Axmed Madoobe



 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.