Borama–Qaar ka tirsan odayada beelaha MaxadCase (Samaroon) oo taageeray mudo u kordhinta loo saleeyay Siilaanyo iyo Saylici oo aan waxba ku soo kordhin deegaanadii uu ka yimi ayna cabasho iyo abaar ay taagan yihiin maalin kasta. Saylici ayaa dib ugu noqon halkuu ka yimi waxase uu la macaamilaa odayada oo uu shilinkooda u tuuraa inkastoo badankoodu ku taageeraan qabiil ahaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM