Qaar ka tirsan Samaroonka USA ayaa taageeray xildhibanada gobolka Awdal oo iyagu diidey in xeerka doorashada sidiisa lagu galo inkastoo manta ay la heshiiyeen maamulka Siilaanyo. Dadka qaar ayaa iyagu ka hadlay foolxumo uu gaystay Ramaax oo rabey in uu gobolka ku nabo argagixiso.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM