Qaar ka tirsan dadweynaha Boorama ayaa sheegay in ay hore u ogaayeen in xushmad xumada taala Hargeysa laakiin hagid ka waayay salaadiinta. Dadweynaha qaar ka hadlay sida argagixisada aas qaran loogu sameeyo Hargeysa kuwa reer Awdal ee la tuhmayanaay kala jiitaan Hargeysa iyo Jabuuti. Way u qaafan waayay wajigabixii ay salaadiintu kala soo kulmeen Hargeysa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM