X

Qaar ka tirsan wasiirada la ansixiyay oo fikirkooda ka dhiibtey amuuraha horyaala+MUUQAAL

Muqdisho-Araabinews–Qaar ka tirsan wasiirada la ansixiyay ayaa fikirkooda ka dhiibtey sida ay u arkaan ansixinta iyo hawlaha horyaala iyadoo qaar ka tirsan ay sheegeen in ay tahay masuuliyad soo korodhay ayse ku dadaalayaan in ay gutaan waajibkooda.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.