Qaar ka tirsan xisbiga C/raxmaan Ciro ee Wadani ayaa Hargeysa kula kulmay madaxweyne ku xigeenka Saylici oo ka aamusan xasuuqa ka dhacaya Boorama oo uu taageero ka sugayo. Axmed Muumin oo u hadlay xisbiga ayaa sheegay in isagu kla hadlay dilkii Bootrama halka kuwa kalena kala hadleen Berbera iyo Sanaag.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM