X

Qaar ka tirsan jaaliyada reer Awdal ee Denmark ayaa deeq soo gaarsiiyay isbitaalka Dhimirka Boorama

Qaar ka tirsan jaaliyada reer Awdal ee Denmark ayaa deeq bustayaala soo gaarsiisey isbitaalka dhimirka Boorama oo aad ugu baahnaa deegdan iyo kuwo kaleba. Isbitaalka ayaa la sheegay in uu burbur soo gaadhey oo uu u baahan yahay dayactir.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.