X

Qaar ka tirsan xildhibaanada Daarood oo dalbaday in maamulka Shariif Xasan ee Koofur galbeed wax laga siiyo iyo dagaal

Qaar ka tirsan xildhibaanada Daarood ayaa sheegtay in ay degaan deegaano ka tirsan gobolka Bakool isla markaana ay ka rabaan Shariif Xasan in uu siiyo qaybta ay ku leeyihiin. Warkan ayaa imanaya iyadoo la kala diray barlamaankii Axmed Madoobe beeluhuna dalbadeen in dadka deegaanka Jubooyinka sidooda wax loo siiyo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.