X

Qabqablayaashii hubka ku haystey Muqdisho oo hubkoodii si qarsoodiya ku rartey

Qabqablayaashii hubka ku haystey Muqdisho ayaa hubkoodii si qarsoodiya ku rartey. Hubkan qarsoodiga loo rarey ayaa maray baraha ciidanku joogaan.



Ciidanka sii daayay hubka qabqablayaashu ahayd in ay dawlada u soo gacan geliyaan dawlada raadinaysa in ay xaliso amniga Muqdisho ayaa ah ciidan beeleed ku magacaaban ciidan qaran.



Qaar ka tirsan qabqablayaasha qaasatan kuwa Hawiye ayaa diidan maadaama ay hubka u adeegsadaan siyaabo kala duwan iyo cagajugleyn weyn.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.